Football transfer rumours: Dhaq dhaqaaqa suuqa kala iibsiga cayaartoyda wargeysyada wixii ay ka qoreen maanta.
Jadon Sancho ayaa lagu qasbay inuu dhimo mushaarkiisa si uu ugu fududeeyo ka dhaqaaqistiisa Manchester United kuna biiray Chelsea. (Fabrizio Romano) Ben Chilwell ayaa weli laga yaabaa inuu ka tago…