Cayaaraha gobolada koonfureed oo magaalada xudur ka socda.
Waxaan in dhowan ahba ka socdo caasimada gobolka bakool ee xudur cayaarihii kooxaha reer gobol iyo heer degmo. cayaarahaa oo dadweyne aad u badan u soo daawasho tagaan. cayaaarahaan oo…
Waxaan in dhowan ahba ka socdo caasimada gobolka bakool ee xudur cayaarihii kooxaha reer gobol iyo heer degmo. cayaarahaa oo dadweyne aad u badan u soo daawasho tagaan. cayaaarahaan oo…
Kooxaha FC sheekh Asharow iyo FC Baaysom ayaa galabta iska horyimid kulan ka tirsan kulamada horyaalka. cayaartaas oo ka dhacdey garoonka Ayub stadium. Cayaartaas waxey ku soo dhamaatey 1-1 taas…
Kooxda horseed ayaa galabta qaabishey kooxda Baidoa. cayaar aad u xiiso badan oo ka mid ah cayaaraha Hoyaalka Seria A koonful galbeed ayaa galabta ka dhacdey garoonka caalamiga ee Dr…
Fa cup Ayala Daley Inyo habeen hore la Wada cayaarey isagoo ay wada cayaareen kooxo badaa. Kooxihii waa weynaa ee Koobkan ka cayaaro weywada badiyeen. Wxaa la so saarey Sikh…
Horyaalkii koonfur galbeed somalia oo meeshii ka sii socdo, kana socdo magaalooyinka Baydhabo iyo Xudur ayaa waxaa galabta wada cayarey labda kooxood ee kala ah Busley iyo BCC, waxey aheyd…
Kooxda Barcelona oo xaalad aan fiicneen ku jirta kuna qanac saneyn tababare Xavi ayaa la soo sheegayaa in ay indhaha ku haayo Micheal Arteta kaasi oo ku jira waqtigiisi ugu…
Manchester city oo xaley goolal nus darsin goolal ah ka dhalisey kooxdii Luton oo kaga badisey 6-0. Waxaan xidiga garoonka ahaa Haaland oo dhaliyey shan gool waxey u aheyd cayaar…
Newcastle United ayaa cayaartey kulan aad u adag oo ay ku dhibootey, kulankaas oo ay la kulantey cayaar cajiib ah oo ay soo bandhigtey kooxdii Blackburn oo si adag ah…
Westa ham ayaa ku soo noqotey wadadii guusha ayagoo caawa uu 4-2 ku garaacey kooxdii Brentford waxaa ka caawiyey Hammer guusha caawa xidigoodi Bowen oo hat-trick ka dhaliyey cayaartii caawa.…
Ka dib apiil ay ka qaateen go aan kii hore ee ahaa in laga jaro 10 dhibcood ee horyaalka ayaa laga aqbaley, taasi oo keentay in laga dhigo ganaaxooda 6…