Arsenal ayaa noqotay kooxdii ugu horaysay ee taariikhda kubbada cagta Ingiriiska ee saddex kulan oo xidhiidh ah ku badisa meel ka baxsan garoonkeeda 5+ gool
Odegaard ayaa ku booriyay Gunners inay diirada saaraan kaalinta 1aa dka. Martin Odegaard ayaa isha ku haya in Arsenal ay sii wadato guulaheeda ka dib markii ay 6-0 ku garaacday…