Kulankii ugu xiisaha badnaa ayaa galabta dhacey wuxuu u dhaxeyey Bcc iyo Fc Baidoa
Wuxu ahaa kulankii ugu adkaa ee cayaraha horyaalka koonfur galbeed ee somalia intii u bilowdey labada kooxood ee galabta cayaarey waxay tartan ugu jireen kaalinta koowaad oo kooxdii badiyo ayaa…