Real Madrid iyo Barcelona oo laga yaabo in lagu mamnuuco cayaarah Champion League.
Naadiyada ka cayaara La Liga iyo xulka qaranka Spain ayaa khatar ugu jira in laga mamnuuco tartanka FIFA iyo UEFA kadib markii ay dowladda u dhaqaaqday inay kormeerto maamulida xiriirka…