Real Madrid oo guul ka gaartay Bayern ka dib soo laabasho cajiib ah oo ay sameeyen.
REAL MADRID 2-1 BAYERN MUNICH (4-3 isku cel celis labadii kulan aya soo cayaareen ) Labo gool oo soo daahay uu dhaliyay Joselu ayaa Los Blancos u dirtay finalka ka…
REAL MADRID 2-1 BAYERN MUNICH (4-3 isku cel celis labadii kulan aya soo cayaareen ) Labo gool oo soo daahay uu dhaliyay Joselu ayaa Los Blancos u dirtay finalka ka…
Borussia Dortmund ayaa u soo baxday finalka Champions League ka dib markii ay 1-0 kaga badisay Paris Saint-Germain kulankii caawa. Dortmund ayaa 1-0 ku hogaaminaysay lugtii labaad ee cayaartii caawa…
Kooxda Paris Saint-Germain ayaa marti galin doonta kooxda Borussia Dortmund kulan ah qeybta labaad ee semi-finalka Champions League. Lugtii hore ayaa Dortmund ku guuleysatay iyadoo kooxda Faransiiska Ay 1-0 ku…
Erik ten Hag ayaa qirtay in Manchester United ay ‘dubtay’ Crystal Palace laakin wuxuu ku adkeeystey inuu yahay macalinka saxda ah ee horyaalka u qaadayo kooxda. Man Utd ayaa hoos…
Real Madrid ayaa haatan qaadey horyaalka LaLiga oo ah tii 36-aad ee taariikhdeedii. Kooxda real madrida ayaa horyaalka ku xaqiijisatay guul ay ka gaareen Cádiz kulankii shaley iyadoo ay afar…
Kooxda iska soo horjeeda horyaalka Premier League ee Arsenal iyo Manchester City ayaa maalinimadii Sabtida inta badan waxay ku haminayeen inay mid mida kale la qabto oo ay fursad mesha…
Manchester United ayaa soo bandhigtey qiimaha lagu heli karo Rashford ayagoo sheegay in dalab 80 milyan ginni ka badan lagu qaadan doono weeraryahanka Marcus Rashford xagaagan. Man Utd waxaa laga…
Rajadii kooxda Tottenham ee Champions League ayaa la kulantay dharbaaxo xun ka dib markii ay ku dhacday guuldaradii 2-0 ee Premier League ee ay Chelsea ku garaacday Stamford Bridge. Kooxda…
Liverpool ayaa hogaanka u haysa Manchester United tartanka loogu jiro saxiixa weeraryahanka Napoli Victor Osimhen. Paris Saint-Germain ayaa soo bandhigtay 90 milyan oo euro laakiin xiddiga heerka caalami ee dalka…
Waa guul kale oo weyn oo gaartey kooxda reer Jarmalka ee kulankii Champions League ay ka horyimaadeen kooxda reer farans ee lacagta badan lagu qarash gareeyey ee PSG maadaama aysan…