Warar suuqa kala iibsiga maanta Isniinta waxa ay wargeysyada ka qoreen.
Manchester United ayaa xiriir la sameysay wakiilka Alvaro Morata oo ku saabsan u soo dhaqaaqista xagaaga ee Old Trafford. Qandaraaska Morata ee Atletico Madrid waxaa ku jira qiimaha lagu burburin…