Xanta suuqa kala iibsiga ee kubada cagta iyo maanta waxa ay ka qoreen wargeysyada.
Manchester United ayaa dalab weyn ka gudbisay xiddiga kooxda Paris Saint-Germain ee Xavi Simons xagaagan iyaga oo doonaya in ay iska caabiyaan kooxaha Bayern Munich iyo Barcelona. (Gazzetta dello Sport…