Gallagher rejects two Chelsea contract offers as Atletico Madrid move nears. Gallagher oo diiday labo dalab oo qandaraas kordhin ah waxa dhow in uu aado Atletico Madrid.
Conor Gallagher ayaa qarka u saaran inuu ka tago Chelsea isagoo diiday labo dalab oo qandaraas cusub ah xagaagan, warar badan oo lagu kalsoonaan karo ayaa sheegay. Ciyaaryahanka khadka dhexe…