Arsenal agree personal terms with top midfield after £25m. Arsenal ayaa heshiis shaqsi ah la gaartay xidig sare oo khadka dhexe ah £25M.
Arsenal ayaa ku sii dhawaanaysa saxiixa 28 jirka khadka dhexe uga ciyaara kooxda Real Sociedad Mikel Merino kadib markii ay dhamaystirtay saxiixa daafaca dhexe ee Bologna Riccardo Calafiori. Kooxda Arsenal…