Football transfer rumours: Dhaq dhaqaaqa suuqa kala iibsiga cayaartoyda wargeysyada wixii ay ka qoreen maanta.
Juventus ayaa la sheegay inay la furtey kooxda Manchester United wadahadalo ku aadan in ay suurta galnimada inay kala soo wareegto Jadon Sancho, balse heshiis guud oo ay gaaraan guud…