Chelsea agree deal to sign Wolves winger Pedro Neto. Chelsea ayaa ogolaatay inay la soo wareegto garabka Wolves Pedro Neto
Chelsea ayaa ogolaatay heshiis ay kula soo saxiixaneyso garabka Wolverhampton Wanderers Pedro Neto, sida ay sheegayaan wararku. Blues ayaa xagaagan oo dhan ku raad joogtay weeraryahan cusub, ka dib markii…