Football transfer rumours: Dhaq dhaqaaqa suuqa kala iibsiga cayaartoyda wargeysyada wixii ay ka qoreen maanta.
Leny Yoro ayaa heshiis aan qornayn kula jira Manchester United kaas oo u ogolaanaya inuu mustaqbalka ugu biiro Real Madrid lacag ka badan €50m (£42.5m). (Defensa Central - Spain) Real…