Manchester united ayaa hogaamineyso tartanka loogu jiro cayaaryahankan Matthijs de Ligt
Arsenal iyo Manchester united ayaa ku dagaalamaya saxiixa cayaaryahan Matthijs de Ligt oo ka tirsan kooxda Bayer munich. Waxaa la sheegay in uusan ku faraxsaneen joogista uu joogo Munich wuxuu…