West Ham oo la sheegay in ay u dhaqaaqday saxiixa N’Golo Kante.
Kooxda West Ham United ayaa xiiseyneysa inay dib ugu soo ceshato laacibkii hore ee kooxda Leicester City iyo kooxda Chelsea Nʼ Golo Kante ee Premier League sida ay sheegeen warar…
Kooxda West Ham United ayaa xiiseyneysa inay dib ugu soo ceshato laacibkii hore ee kooxda Leicester City iyo kooxda Chelsea Nʼ Golo Kante ee Premier League sida ay sheegeen warar…
Manchester United ayaa u dhaqaaqday xilli dambe ee maanta isku daydo inay Aston Villa ka afduubato ciyaaryahanka khadka dhexe Amadou Onana ee Everton, laakiin xiddiga heerka caalami ee dalka Belgium…
Kooxda Aston Villa ayaa dhameystirtay saxiixa laacibka jaden philogene ee kooxda Hull City. Everton iyo Ipswich Town ayaa labaduba diyaar la ahaa dalab 18 m oo ginni in ay bixiyaan…
Kadib markii ay la wareegeen xidigaha Leny Yoro iyo Joshua Zirkzee, ayaa hada gudiga cusub ee suuqa kala iibsiga Manchester United u qaabilsan u wareejiyeen dareenkooda laacibka khadka dhexe ah…
Manchester City Weeraryahanka Erling Haaland ayaa meesha ka saaray inuu ku biirayo Real Madrid ka dib markii Kylian Mbappe uu u dhaqaaqay Santiago Bernabeu maadaama uusan dooneyn inuu la midoobo…
Mason Greenwood ayaan si rasmi ah uga mid ah uga tagey Manchester United ka dib markii uu si rasmi ah ugu biiray kooxda Olympique Marseille ee Ligue 1 ka ciyaarta.22-sano…
Manchester City ayaa 20 jirka garabka uga ciyaara Brazil ee Savinho ka dhigtay saxiixeedii ugu horeeyay ee suuqa kala iibsiga xagaagan xilli ay isha ku hayso in ay markale difaacato…
Saxiixa Leny Yoro ma soo afjari doono rajadii Manchester United ee ahayd in ay hesho daafac dhexe oo kale. Manchester United ayaa qarka u saaran inay xaqiijiso saxiixeeda labaad ee…
Leny Yoro ayaa dhawaan noqon doona ciyaaryahan Manchester United ah waxaana uu qalinka ku duugi doonaa heshiis shan sano ah kooxda ka ciyaarta Premier League, sida ay wararku sheegayaan.Yoro ayaa…
Paris Saint-Germain ayaa wadahadalo kula jirta Victor Osimhen oo heshiis kaga imaanaya Napoli sidoo kale waxey saameyn ku leedahey mustaqbalka Romelu Lukaku ee Chelsea, sida laga soo xigtay Sky Italy.Waxaa…