Football transfer rumours: Dhaq dhaqaaqa suuqa kala iibsiga cayaartoyda wargeysyada wixii ay ka qoreen maanta.
Manchester United ayaa dalab ka heshay xiddiga garabka ka ciyaara ee Antony kaas oo kaga yimid kooxda Besiktas ee dalka Turkiga. Xiddiga reer Brazil ayaa doonaya in uu sii joogo…