Football transfer rumours: Dhaq dhaqaaqa suuqa kala iibsiga cayaartoyda wargeysyada wixii ay ka qoreen maanta.
Aston Villa ayaa heshiis la gaartay Chelsea si ay ula soo saxiixato weeraryahankeeda Romelu Lukaku, kaasoo haatan diidan inuu wadahadal la galo kooxda Unai Emery isagoo weli sugaya inuu Napoli…