West Ham complete signing of Niclas Fullkrug. West Ham oo dhameystirtay saxiixa N. Fullkrug
West Ham United ayaa ku dhawaaqday inay Niclas Fullkrug kala soo wareegtay Borussia Dortmund heshiis afar sano ah. Hammers ayaa la rumeysan yahay inay bixisey 27 milyan ginni si ay…