England 2-2 Belgium qiimeynta ciyaartoyda iyo goolkii Bellingham oo ka badbaadiyey England guuldaro kale.
Xulka England ayaa caawa bareejo 2-2 ah kula galey xulka dalka Belgium cayaartaan oo ay ku ciyaareen garoonka weyn ee Wembley.Youri Tielemans ayaa laba gool dhalisay qeybtii hore kadib qaladaadkii…