Pep Guardiola ayaa shaaca ka qaaday qaladkii taatikada ahaa ee ay Man City ku keentay finalkii FA Cup-ka.
Pep Guardiola ayaa qaaday mas’uuliyadda guuldaradii Manchester City ka soo gaartay kooxda ay xafiiltamaan ee Manchester United sabtidii shaley cayaartii finalka FA Cup, isagoo sheegay inuu taatikodiisa ku qalday garoonka…