Real Madrid and Barcelona to battle for Euro 2024 winner.
Real Madrid iyo Barcelona ayaa labaduba xiiseynaya saxiixa xiddiga khadka dhexe ee Fabian Ruiz, kaasoo door muhiim ah u soo ciyaaray Spain Euro 2024, wararka ka imaanaya Spain ayaa sidaas…
Real Madrid iyo Barcelona ayaa labaduba xiiseynaya saxiixa xiddiga khadka dhexe ee Fabian Ruiz, kaasoo door muhiim ah u soo ciyaaray Spain Euro 2024, wararka ka imaanaya Spain ayaa sidaas…
Wakiilka xidiga garabka ka cayaara ee naadiga Athletic Club Nico Williams ayaa shaaca ka qaaday in xidiga baahida badan loo qabo uusan si fudud u dooneynin inuu ka tago kooxdiisa…
Xulka Spain ayaa Dani Olmo dib ugu celisay Barcelona kadib markii uu dhaawac jilibka ah kasoo gaaray kulankii ay barbaraha 0-0 la galeen xulka Serbia.Ciyaartii ugu horeysay ee La Roja…
Kylian Mbappe ayaa labadii gool ee ugu horeeyay horyaalka La Liga ka caawiyay in Real Madrid ay guul ay si wayn ugu baahnayd ka gaadhay Real Betis habeenkii xaley.Los Blancos…
Ka dib qaab ciyaareedkii liitay ee Real Madrid ay ku bilaawdeen xili cayaareedka 2024/25 ee La Liga, Carlo Ancelotti waa inuu dib uga fikiraa shaxdiisa kulankii Real Valladolid, isagoo ku…
Endrick ayaa khudbadiisii Real Madrid ee uu ku soo bandhigayay kaga hadlay sida ay u ahayd riyo u rumowday sababtoo ah jacaylkiisii mudada dheer uu u qabay kooxda Real madrid…
Real Madrid ayaa noqotay kooxdii ugu horaysay ee taariikhda kubbada cagta oo hesha lacag dhaafta 1 bilyan oo euro, sida ay warbixintooda rasmiga ah ku xaqiijiyeen maanta. Los Blancos ayaa…
Barcelona ayaa xaqiijisay in Hansi Flick loo magacaabay macalinkeeda cusub isagoo qalinka ku duugay heshiis labo sano ah, maalmo uun ka dib markii ay go’aansadeen inay shaqada ka saaran halyeygoodi…
Real Madrid ayaa haatan qaadey horyaalka LaLiga oo ah tii 36-aad ee taariikhdeedii. Kooxda real madrida ayaa horyaalka ku xaqiijisatay guul ay ka gaareen Cádiz kulankii shaley iyadoo ay afar…
Naadiyada ka cayaara La Liga iyo xulka qaranka Spain ayaa khatar ugu jira in laga mamnuuco tartanka FIFA iyo UEFA kadib markii ay dowladda u dhaqaaqday inay kormeerto maamulida xiriirka…