Real Madrid iyo Bayern oo bareejo 2-2 ku galey guriga Bayern
Kulan aad u xiiso badan oo ka dhacey garoonka Allainza Arena ayaa waxaa gool ku hormartey kooxda real goolkaas oo uu dhaliyey xidigooda Vinisiyo goolkaas oo ay kooxda reer spain…
Kulan aad u xiiso badan oo ka dhacey garoonka Allainza Arena ayaa waxaa gool ku hormartey kooxda real goolkaas oo uu dhaliyey xidigooda Vinisiyo goolkaas oo ay kooxda reer spain…
Kooxda Thomas Tuchel ayaa guul ka gaartay kooxda Arsenal wareega 8-da,Diyaargarowga weyn oo ka muuqda kooxda Bayern waxaa oo marti loo yahey iyo xidigoodi Harry Kane oo raadinaya inuu sii…
Kooxihii reer England ee ka cayaara horyaalka premier league ayaa laga reebey koobkii champions league caawa iyagoo ay soo kala reebeen kooxda reer Spain ee real madrid iyo kooxda kale…
Paris Saint-Germain ayaa gaartey mi-finalka Champions League markii ugu horreysay tan iyo sanadkii 2021-ka kadib markii ay dhulka ku jiiteen Barcelona kulankii lugta labaad caawa oo oo ka dhacey garoonka…
Macalinka kooxda Arsenal Mikel Arteta ayaa qirtay in kabtanka kooxda Martin Odegaard uu dhaawac ahaan looga saarey kooxda kulankii ay Aston Villa 2-0 kaga adkaatey ee ka dhacey garoonka kooxda…
Barcelona ayaa u ciyaartey si cajiid caadi oo bandhiga wanaagsan leh kulan ka tirsan kulamda champions League iyagoo ku hogaamisay hal gool, waxayna lugta la sii gashay lugtii labaad ee…
Kooxaha Blancos iyo Cityzens ayaa iska horyimid cayaaraha Champions League xilli ciyaareedkii sadexaad oo xiriir ah, waxaana mar walbo la filan karey cayaar aad u xiiso badan. Lugtii hore ee…
Kooxaha Arsenal iyo Man City ayaa ku aadey labo koox oo culus. cayaarahaan aya ah kuwa ugu culus ee wareega 8da ee Champions League Quarter-finals waxa la ciyaari doonaa labada…
kooxax iska xaadiyey wareega wareega quarter finalka Champions League. Harry Kane & Kylian Mbappe ayaa bandhig wanaagsan soo bandhigay wareega 16-ka.Tartan adag oo loo tartamayo Koobka ay Manchester City difaacaneyso.…
Manchester City ayaa si fudud ugu soo baxday wareega 8da ee Champions Leaque-ga kadib markii ay 3-1 ku garaacday Copenhagen waxayna isku cel-celis ahaan ku soo baxday 6-2. Goolal ay…