David Moyes oo lagu dhagan yahey.
Ka dib guuldaradii xanuunka badneyd ee ka soo gaartey kooxda Arsenal oo aheyd 6-0 ayaa kicisay dareenka taageerayaasha kooxda West Ham ayagoo ku baaqaya in David moyes la diro. Cadaadis…
Ka dib guuldaradii xanuunka badneyd ee ka soo gaartey kooxda Arsenal oo aheyd 6-0 ayaa kicisay dareenka taageerayaasha kooxda West Ham ayagoo ku baaqaya in David moyes la diro. Cadaadis…
Lazio ayaa soo garaacdey Bayer munich kulan ka tirsan wareeg 16ad ee champion league. Cayaartaan oo ka dhacdey garoonka weyn ee Olimpico Roma ee ay ku cayaarto kooxda reer roma…
Waxaa si habsami leh oga socda magaalada caasimada ah ee Baydhabo horyaalka South west state. Cayaar kulul oo aad u xamaasad badneyd ayaa ka dhacdey garoonka weyn ee Dr Ayub…
Waxaa galabta cayaar xiiso badan wada cayaarey labada naadi ee kala ah FC Al Ahli iyo FC Idow. Cayaartaas oo ka tirsan horyaalka South west state taasi oo ka dhacdey…
Naadiga Fc Copenhagen ayaa marti geliyey kooxda reer England ee city. Labada kooxood ayaa wada cayaarey kulan ka tiran wareega 16 ee champion league lutgiisa koowaan. City ayaa iska sii…
Caawa waxaa iska hor imaan doona labada kooxood ee Bayer iyo Lazio cayaar ka tirsan warega 16 ee champions League. waa cayaar kulul oo Bayer ay wadato laacibka weyn ee…
Xidiga weyn ee Al Nasr ee Cristaano ayaa hogaaminaya tartanka loogu jiro kabta dababka ee gool dhalinta ugu badan ee horyaalka Saudi Pro league asagaa dhaliyey 18 gool 20 kulan…
Arsenal iyo Manchester united ayaa ku dagaalamaya saxiixa cayaaryahan Matthijs de Ligt oo ka tirsan kooxda Bayer munich. Waxaa la sheegay in uusan ku faraxsaneen joogista uu joogo Munich wuxuu…
Chelsea ayaa xalay ku badisay 3-1 oo ay ku garaaceen kooxda Crystal place oo gool ku hormartey cayaarta qeynteedi hore. lkn isku soo noqoshadii cayaarta ayaa chelsea ku soo gashay…
Kooxaha kubada ee premier leage oo kala ah Chelsea iyo Liverpool ayaa ku dagaalamaya saxiixa cayaarahanka khadka dhexe ee Newcastel united Bruno Guimaraes. Cayaaryahankaan reer Brasil ayaa doonaya inuu ka…