Sheffield Utd v Brighton
Brighton oo 5-0 oga adkaatey kooxdii sheffield oo aya maqti u aheyd. Brighton oo ku jirta mid ka mid xili cayaareedkood ugu sareeyey ayaa hada ku jirta kaalinta 7 ee…
Brighton oo 5-0 oga adkaatey kooxdii sheffield oo aya maqti u aheyd. Brighton oo ku jirta mid ka mid xili cayaareedkood ugu sareeyey ayaa hada ku jirta kaalinta 7 ee…
Liverpool oo guul raaxo badan gaartey ka dib markey ku tunteen kooxii Brentford aheyd. Salah oo dib u soo noqoshadiisi muujiyey galabtana dhaliye 2 gool oo ah mid ah 4…
kooxda kubada cagta ee FC Baidoa ayaa guul muhiim ah oo ay u baahneyd gaartey ayagoo ka badbaadey in ay u dhacaan kaalinta afaraad. waxay aheyd cayaar aad u xiiso…
Xidiga kooxda PSG ayaa sheegay maanta in uu ka tagayo kooxdiisa PSG markii uu xili ciyaareedkaan dhameysto. 25 jirkaan ayaa aad loola xiriirinayey kooxda Real madrid labadii sano ee ugu…
Macalinka cadaadiska ku sii badanaayo ee David moyes ayaa laga yaaba in la eryo isbuucan hadii laga badiyo kulan dambe ee ka tirsan premeir league. taageerasha ayaa aad ugu kacsan…
Waxaa shaley galab degmada xudur ee caasimad gobolka bakool ka dhacdey cayaar adag oo aad loogu soo diyaar garoobey. Labada kooxoodba waxaa ka muuqdey diyaar garow aad u sareeyo .…
Sadex qaab ayaa loo kala saadaaliyey sadex qubaro sports ah ka kala hadley koox waliba qaabka ayey ugu qalanto in ay ayagu ku guuleysato. Liverpool ayaa awoodeeda weerar aad u…
kooxaha kala ah BCC iyo Horseed ayaa galabta cayaar xamaasad badan leh ku dhexmartey. Waxeyna ka mid aheyd cayaaraha horyaalka South west state league kaasi oo ay ku tartamaan kooxaha…
Mohamed salax ayaa la filayaa in uu soo safto kulan sabtiga ay liverpool ay ka hortagi doonto naadiga Bredford kulan ka tirsan Premier league. Saalax ayaa ka maqnaa liverpool mudo…
Sir Jim Ratcliffe ayaa helay ogolaanshaha maamul FAga ingiriiska insiintii la soo dhaafey. Ratcliffe ayaa hada soo bandhigey qorshayaashiisa wax ka bedelka naadiga iyo dib u baheyntiisa ka dib ansixintiisa…