Saadaasha Premier League kulamada sabtida la cayaari doono.
Newcastle vs West Ham, Sabtida 12.30pm Tan iyo bilowgii xilli ciyaareedkii hore laga soo bilaabo 67-kulan muunad, West Ham waxa ay dhalisay 1.6 gool 90kii daqiiqo ee uu joogay kooxda…
Newcastle vs West Ham, Sabtida 12.30pm Tan iyo bilowgii xilli ciyaareedkii hore laga soo bilaabo 67-kulan muunad, West Ham waxa ay dhalisay 1.6 gool 90kii daqiiqo ee uu joogay kooxda…
Real Madrid ayaa la socota xaalada Trent Alexander-Arnold ee Liverpool xilli uu ku sii dhawaanayo 12-ka bilood ee ugu dambeeya qandaraaskiisa. Alexander-Arnold, oo 25 jir ah, ayaan weli qalinka ku…
Tababaraha kooxda Bayer Leverkusen Xabi Alonso ayaa xaqiijiyay inuu sii joogi doono kooxda uu haatan hayo wixii ka dambeeya dhamaadka xilli ciyaareedkaan. Kooxaha Liverpool iyo Bayern Munich ayaa labaduba doonaya…
Declan Rice ayaa ah sabab muhiim ah in Arsenal u muuqato mid ka xoog badan xilli ciyaareedkaan kooxda Man City, warbaahinta wararka sportska oo wax ka qorey sheekada ka dambeysa…
Xulka England ayaa caawa bareejo 2-2 ah kula galey xulka dalka Belgium cayaartaan oo ay ku ciyaareen garoonka weyn ee Wembley.Youri Tielemans ayaa laba gool dhalisay qeybtii hore kadib qaladaadkii…
Newcastle ayaa qorsheyneysa inay iska iibiso Isak xagaagan si ay uga badbaado sharciga la xariira dhanka maaliyadeed ee Premier League. Laacibka reer Sweden oo lala xiriirinaayo inuu lacag badan ugu…
Harry Kane, Kyle Walker, Sam Johnstone iyo Harry Maguire ayaa dhaawacyo kala yimid kooxahooda tan iyo ciyaartii Brazil; 15 cayaartooy oo line ka joogtada ah ma heysano, Declan Rice oo…
Xavi oo shaaciyay inuu doonayo inuu ka tago Barcelona, Kor u kaca qaab cayaareedka kooxda dhawaanahan ayaa keentay in taageerayaasha ay ku baaqayaan In Xavi uu sii joogo, Laporta ayaa…
UEFA ayaa bedeshay sharciyadii ku saabsanaa lahaanshaha kooxo badan, taasoo ka dhigan in laba kooxood oo la isla leeyahay ay awood u yeelan karaan inay u soo baxaan tartanka Yurub…
Kane ayaa dhaawac canqowga kasoo gaaray kulankii u dambeyey bayern Munich ee uu cayaaro ka hor inta uusan la safrin kooxda England. Laacib oo la filayo inuu seegayo labada ciyaarood…