England 2-1 Slovakia iyo Spain 4-1 Georgia
Xul England ayaa si caajis badan ayaa dib ugu soo laabatay kulankii mucjisada ahaa ee caawa taasi oo nooleeyey rajadooda Euro 2024, iyagoo 2-1 ku garaacay Slovakia ka dib waqtigii…
Xul England ayaa si caajis badan ayaa dib ugu soo laabatay kulankii mucjisada ahaa ee caawa taasi oo nooleeyey rajadooda Euro 2024, iyagoo 2-1 ku garaacay Slovakia ka dib waqtigii…
Germany ayaa qaba cabsi dhab ah ka hor wareega sideed dhamaadka Euro 2024 iyadoo daafaca dhexe ee Antonio Rudiger la arkay isagoo dhutinaya ka dib guushii Denmark.Rudiger ayaa shaki laga…
Manchester United ayaa la xiriirtay kooxaha Arsenal,Chelsea iyo Manchester City una soo bandhigtey inay iibsadaan xiddiga garabka ka ciyaara ee Jadon Sancho, iyadoo Sir Jim Ratcliffe uu dalbaday lacag dhan…
5. Giorgi Mamardashvili Haddii aad la yaaban tahay sababta Giorgi Mamardashvili loola xiriirinayo kooxaha ugu sarreeya Yurub xilli ciyaareedkii 2023/24, waxaad heshay jawaabtaada Euro 2024.23-sano jirkaan ayaa qaab ciyaareedkiisa ka…
10. Cody Gakpo Nederlaan markuu u cayaarayo Cody Gakpo wuxuu u muuqdaa inuu aad uga waxtar badan marka uu u cayaaraayo Liverpool ee Cody Gakpo. Ka dib xilli ciyaareedkii 2023/24…
dhamaadka Euro 2024 heerka guruubyada ayaa hadaba halkan ku sugan.Taasi waa 36 ciyaarood oo hoos u dhacay 15 kaliya ayaa hadhay ka hor inta aan hal xul qaran loo caleemo…
Manchester United ayaa wadahadalo kula jirta Adrien Rabiot si uu xagaaga si ugu dhaqaaqo Old Trafford. Qandaraaska ciyaaryahanka khadka dhexe ee France iyo Juventus ayaa dhacaya dhamaadka bisha June, welina…
Kylian Mbappe ayaa gool ku laad ku furay akoonkiisa koobka qaramada Yurub talaadadii, laakiin kuma filnen in France hogaanki ay qabaten madaama barbaro 1-1 ah ay la galeen Poland taasoo…
Italy ayaa gool barbardhac ah ka heshay Croatia kulankii maanta isniinta taasi oo suura gelisey in xifaaltankooda ugu soo baxaan kaalinta labaad ee Group B ee Euro 2024, iyagoo ku…
Riyada Scotland ee Euro 2024 ayaa si cajiib ah u soo idlaatay kadib markii ay guuldaro 1-0 ah kala kulmeen Hungary.Kooxda Steve Clarke waxay awoodi waayeen inay qoraan taariikh, taas…