Lionel Messi ayaa shaaca ka qaadey go aanka mustaqbalkisa ee xulka Argentin Copa Amerika ka dib.
Lionel Messi ayaa shaaca ka qaaday inuusan qorsheyneynin inuu ka tago ciyaaraha caalamiga ah ee Argentina ka dib finalka Copa America ee isbuucaan.Messi ayaa ka caawiyay Argentina inay gaarto bandhiga…