Cayaar kale oo ka tirsan Baidoa cup ayaa maanta la cayaarey.
Garoonka caalamiga ah ee magaalada Baydhabo oo ayaamahaan uu ka socdey Baidoa cup ayaan galabtana sidii caadiga aheyd lagu cayaarey kulan kale oo ay iska hor yimaadeen labada koox ee…
Garoonka caalamiga ah ee magaalada Baydhabo oo ayaamahaan uu ka socdey Baidoa cup ayaan galabtana sidii caadiga aheyd lagu cayaarey kulan kale oo ay iska hor yimaadeen labada koox ee…
PSG Laacibka khadka dhexe ee Manuel Ugarte ayaa ah saxiixa ugu badan ee Manchester United raadineyso ilaa hadda iyo dhammaadka suuqa kala iibsiga xagaagan. Iyadoo labada kooxood ay weli ku…
Leon Goretzka ayaa isha ku haya inuu u dagaalamo mustaqbalkiisa Bayern Munich laakiin wuxuu xiiseynayaa inuu ku biiro Liverpool, Barcelona ama Real Madrid haddii uu ugu dambeyntii ka tago kooxdiisa…
Manchester City ayaa jeclaan lahayd inay dib ula soo saxiixato Ilkay Gundogan iyadoo ay jirto hubaal la’aan ku saabsan mustaqbalkiisa Barcelona, sida ay wararku sheegayaan.Gundogan ayaa markii ugu horeysay lala…
Kulan ayaa maanta ka dhacey magaalada caasimada gobobka bay ee Baydhabo garoonka Dr Ayub stadium kaasi oo ay soo xaadireen dad weynihii ugu badnaa ee dhawaanahaaan u soo daawasho tagey…
Ka dib qaab ciyaareedkii liitay ee Real Madrid ay ku bilaawdeen xili cayaareedka 2024/25 ee La Liga, Carlo Ancelotti waa inuu dib uga fikiraa shaxdiisa kulankii Real Valladolid, isagoo ku…
Manchester United ayaa sugaysa ilaa maalinta ugu dambaysa ee suuqa kala iibsiga ka hor inta ayna u dhaqaaqin weeraryahanka Brentford Ivan Toney iyada oo rajaynaysa in ay ku qasbaan Brentford…
Chelsea ayaa hadda ku dhowdahay iney Joao Felix ku soo celiso Stamford Bridge ka dib markii ay gaareen heerkii ugu dambeeyay ee heshiiska Atletico Madrid.Felix ayaa dhaliyay afar gool 20…
aamulaha Chelsea Enzo Maresca ayaa ku adkeystay inuu doonayo inuu Raheem Sterling ku sii hayo Stamford Bridge laakiin wuxuu qiray in kooxda Blues ay hestaan cayaartoy badan taasi oo u…
5. Mohamed SalahMohamed Salah iyo Premier League furitaanka todobaadkii kowaad waa ciyaar aan la qiyaasi karin wuxuu soo bandhigey. Laacibka reer Masar waligiis kama fogaan gool dhalinta bilowga xili cayaared…