Daafaca dhexe ee Manchester united Lisandro martines ayaa ka maqnaan doono naadiga 8 isbuuc ee soo socda ka dhib dhaawac soo gaarey kulankii ay la cayaareeen Westham united axadii la soo dhaafey.

Tabobare Erik ten haag ayaa aad oga xumaadey dhawaca cusub ee Lisardo asagoo sheegay in uu wax weyn ku soo kordhiyey naadiga soo noqoshadii ka dib,kulankii ugu horeeyey ee uu la cayaareyey Westam. naadiga degenaansho iyo maskaxeed ayuu u keenay marka laga tago farsamadiishu ayuu sheegay tabaraha manchester asagoo u rajeyey in uu dhaqso uu soo laabto. La shaacin qofka ka cayaari doono daafaca dhexe ee naadiga wali inkastoo ay joogaan Harry maguire, Varane ,Evans iyo lindlöv kuwa ku soo bilaaban doono.

manchester united ayaa la ciyaari doonto naadiga Aston villa kulanka soo socda ee premier leage ah kaas oo ah cayaar aad u kulul.

By Admin

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *