Kulan aad u xiiso badan oo ka dhacey garoonka Allainza Arena ayaa waxaa gool ku hormartey kooxda real goolkaas oo uu dhaliyey xidigooda Vinisiyo goolkaas oo ay kooxda reer spain kula wareegen hogaanka cayaarta qeybtii hore laakin markii la isu soo laabtey qeybtii dambe ee cayaarta ayaa waxaa kubada la wareegey Bayern taasi oo ku qasabtey in ay helaan goolkii bareejeda cayaarta waxaan u dhaliye xidigooda Sane taasi oo cayaarta si fiican isu bedeshay markii ay bayern weerar kale soo qaadeen ayey hadana heleen gool kale taasi ayaana waxey ka dhigtey labo iyo hal oo ay hogaanka ku qabteen wuxuun ahaa rigoore lagu galay masuala taasi oo Kane u bedelay gool, laakin daad dheeri ah oo ay sameysay kooxda real madrid ayaa waxey heleen iyagana rigoore kale taasi oo cayaarta ka dhigtey 2-2 sidaas ayaan ku soo dhamaatey waxaan hada lagu balan sanayahey gurida Real madrid isbuuca soo socda meesha ayaana lagu kala bixi doonaa.

wixii cayaaro ah kala socda webkeena maalint kasta iyo saacad kasta.

Wargeyska sports footbool.net

By Admin

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *