Manchester united ayaa beri u safti koonto garoonka Etihad oo ay ku dheesho kooxda Manchester city. kulankaan waxaa hareeyey dhaawacyo badan waxaana madax xanuun ku ridey labda kooxood kulada safka koowaad ay la soo shirtagi doonaan. Manchester united waxaa ka maqnaan doonon 7 xidig oo muhiim u ah kooxda. xidiga dhaawac ah waxaa ka mid ah Tyrell Malacia, Anthony Martial, Lisandro MartinezMason MountLuke Shaw and Aaron Wan-Bissaka. kooxda kale ee Man citina waxaa ka maqnaan doono xidigahaan Jack Grealish, Josko Gvardiol. Man united ayaa aad ugu dhiban dhaawacyada xidigahooda ayagaana u badan dhaawacyada.

By Admin

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *