Kooxda Liverpool ayaa dhageysan doonto wixii dalab ah oo u yimaado xidigooda Diaz xagaagan suuqa kala iibsiga markuu furmo. Xidigaan reer Colombia ayaa kooxo badan oo spanish ah daneynayaan ayagoo raba in ay la wareegaan. 27 jirkaan ayaa 10 gool dhaliyey 35 kulan oo u cayaarey livepool. Tani macnaheeda tahey in Salah, rent Alexander-Arnold and Virgil van Dijk ay sii joogi doonaan naadiga ka dib marki loo soo bandhigey heeshiisyo cusub. ka dib bixitaanka klop naadiga ayaa doonaya in uu haysto xidiga laf dhabarta u ahaa guulaha kooxda iyo tababare Klopp.

By Admin

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *