Waxaan in dhowan ahba ka socdo caasimada gobolka bakool ee xudur cayaarihii kooxaha reer gobol iyo heer degmo. cayaarahaa oo dadweyne aad u badan u soo daawasho tagaan. cayaaarahaan oo aad kor ugu qaadey is dhex galka iyo kor u qaaditaan nebedgelyada iyo horumada bulshada ku nool gobolodaan oo ay dagaalada la hareen sanooyinkii dambe ayaan waxaan dhiiro gelin u sameyneynaa dhalinyarada. Sports waa is dhex gal iyo soo jiidato. in dad badan ay soo daawasho tagaan cayaarahaan waxey abuureysaa bulshada wada sportis ah taasi oo astaan u ah nabada iyo horumarka.

Cayaaraha ka socda gobolka bakool gaar ahaan magaalada xudur ayaa galabta iska horyimid kooxaha Al Ahli iyo dowlada hoose. Al ahli ayaa 4 gool ka dhalisey kooxdii dowlada hoose oo iyana 2 goal dhaliyey, waxeyna cayaarta ku dhamaatey guul oo Al Ahli ka gaartey kooxdii ka soo horjeeday.

By Admin

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *