Fa cup Ayala Daley Inyo habeen hore la Wada cayaarey isagoo ay wada cayaareen kooxo badaa. Kooxihii waa weynaa ee Koobkan ka cayaaro weywada badiyeen. Wxaa la so saarey Sikh aadka kulamada so social waxaana ugu xiiso badan waa kulanka Man U vs Liverpool. Labada naadi waxa ka dhaxeeyo xilifaaltan soo jireen ah marka loo eego sanadihii ugu dambeeyeyna sii xoogeystay. Ayaa hadana ku kulmi doono kulaan. Kulamada ee dhici doono Chelsea vs Leicester . Leicester ayaa u soo safri doonto London Stanford bridge ayey Chelsea kula cayaari doonaan.

Mancity ayaa ku soo dhaweyn doono gurigooda kooxda Newcastle . Mancity ayaa difaacaneysa koobkaan.

By Admin

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *