Newcastle United ayaa cayaartey kulan aad u adag oo ay ku dhibootey, kulankaas oo ay la kulantey cayaar cajiib ah oo ay soo bandhigtey kooxdii Blackburn oo si adag ah u cayaartey taasi oo u diiday wax jaanis ah kooxda Newcastel. Cayaarta ayaa ku dhamaatey 1-1 oo la isla dhaafi waaye waqtii caadiga ee cayaarta waxaana la isla aadey rigoorayaal taasi oo 3-4 ku soo dhamaatey oo guusha ku raacdey New castel ayagoo u arka iney FA cup ku sii dagaalamaan uu muhiim u yahey xili cayaareeedkaan waayo waxay guuldarooyin kala kulmeen koobabkii kale ee ay cayaareen xili cayaareedkaan.

By Admin

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *