Ka dib apiil ay ka qaateen go aan kii hore ee ahaa in laga jaro 10 dhibcood ee horyaalka ayaa laga aqbaley, taasi oo keentay in laga dhigo ganaaxooda 6 dhibcood. 25 dhibcood ayey helayaan hada markii lagu daro dhibcahaan cusub, waxeyna soo galayaan kaalinta 15 horyaalka ayagoo ka sareeyo 5 dhibcood sadexda naadi ugu hooseeyo kala sareynta horyaalka. Ganaaxaan maanta laga qaadey everton ayaa ku dhacey 17 November 2023.

By Admin

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *