Xidigii khadka dhexe ee liverpool oo dhaacaw soo gaarey galabta kulankii Carapoa cup ay iskaga hor yimaadeen kooxdii Chelsea ka dib markey isku dhaceen cayaar yahan Moises Caicedo. Ryan ayaa noqonayaa xidigii 11aad ee ka dhaawacan naadiga Liverpool oo ay horey oga maqnaayeen 10 xidig ayuu ku biirey isagana. Cayaartii galabta ee Wembley oo ay liverpool koobka ku qaadey uma aheyn wax sahlan tababaraha liverbool waayo waxaa ka dhaamacmey xidiga kale ayagoo ku jira tartanka meeshii ugu adkeyd ee horyaalka premier league. wuxuu u sheegay saxaafada ka dib cayaarta maanta in ay tahey masiibo kale Klopp.

By Admin

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *