Milkiilaha cusub ee Manchester united ayaa la dhacsan qaab ciyaareed cayaaryahan Barkley kaas oo u dheela kooxda Luten town. Halkaas oo uu ku qaadanaayo xili cayaareed aad u fiican, ka dib markii uu Chelsea iyo Nice waqti adag ku soo qaadey ayuu hada cayaarayaa kubadiisa ugu fiicneyd. 71 jirkaan iska leh United ayaa horey ula midoobey cayaaryahankaan september 2022 marki uu geeyey naadiga Nice oo uu asaga milkiyadiisa leeyahay hadana wuxuu rabaa in uu la midoobo marlabaad. 30 jirkaan oo si firii ah ugu yihid Luton xagaagi la soo dhaafey ayaan wax weyn ka qabtey isku xirka weerarka iyo khadka dhexe.

By Admin

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *