kooxda Aston villa ayaa ku hormartey 3 gool haafkii hore ee cayaarta laakin waxa laga daba keenay 2 gool oo cayaartii kululaatey ilaa ay 60aadkii oo ay cayaartii dileen ayagoo dhaliyey goolkii 4 taasi oo cayaarta ka dhigtey in labo gool hogaanka ku qabteen. Nottinhamn forest si fiican ayey u dheelen galabta laakin difaacooda liitey oo goolal badan laga dhaliyey cayaarto oo ku soo dhamaatey 4-2 oo ay dhibcaha ku qaadatey Aston villa.

Crysal palace oo 3-0 ku badisay ayaagoo galabta si fiican u burburiyey kooxdii Burley taas oo galabta aad laga awood badnaa,

Brigton iyo Everton oo is mari waayey ayagoo kala qeybsadey dhibcaha , waxey galeen bareejo 1-1 ah taasi oo aheyd in labad kooxood ay isku awood ahaayeen.

By Admin

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *