Xidigii hore ee Manchester city iyo xulka qaranka england Joe Hart ayaa ka fariisan doono cayaaraha dhamaadka xili ciyaareedkaan. 37 jirkaan ayaa haatan u cayaara kooxda Celtic ee ka dalka Scotland. Tababaraha kooxda Celtic Brendan Rodgers ayaa yirii: “waan ogahey waana qadarinayaa goaanadiisa waxaan kaloo ogahey sababta marka waxaan rajeynayaa in ay fahmaan taageerayaasha iyo kooxda inteeda kale.”

By Admin

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *