Horyaalka mareykanka ayaa xaley bilowdey ayaa laacibka weyn ee Lionel Messi ahaa geesigi cayaarta asagoo qaatey ninka ugu fiican cayaartaas ayagoo ku badiyey 2-0 oo uu Messi birta ku garaacey free kick kaas oo markii dambe gool uu ka dhigey cayaar yahan Robert Taylor’s. kulankaan Messi ayaa wacdaro ka dhigey isagoo orod iyo farsamo isku darey. wuxuu ku ahaa qatar markasta kooxdii ka soo horjeeday.

Waxaa cayarta daawanayey milkiilaha kooxda Inter miami David Beckam oo ahaa cayaar yahankii hore ee Manchester united asagoo joogi kulanka furitaanka horyaal MLS.

By Admin

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *