Liverpool oo hogaanka sii dheereysatey ka dib markii ay ku qabatey afar dhibcood oo nadiif ka dib markii ay xaley ku baashaaleen kooxii Luton town aheyd ee sanadkaan uu ugu horeeyo Premier league. ayagoo gool ku hormeray ayaa loogu bedelay 4-1. waxay taasi fursad fiican siineysaa Liverpool oo dhanka horyaalka u sii dhowaaneysa ayadoo ay Mancity iyo Arsenalna ay cagta cagta ugu haayaan ayaa hadana tani waxey u noqoneysaa xooga nafis ah.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *