Labda kooxood ee ugu fiican gruubkaan waxey kala yihiin Arsenal la cayaareysa Fc Borto iyo Barcelona vs Naboli, waxaa la saadaalinaayey in ay labadaba soo badin doonaa oo wareeg 8aad iska sii xaadirin doonaan laakin xaley ma dhicin oo waa lagu dhegey labadoodaba. Arsenal waxaa looga badiyey 1-0 marka howl ayaa u taago Emarites kulanka lugta labaad oo way in ay badiyaan oo kaliya halka barka ay bareejo gashey ayadana waa in ay badiso oo kaliya marka labada wada isku sii adkeyeen ayaa la dhihi karaa xaley, dad badan ayaa qabey in soo badin doonaan laakin kubadu waa cad iyo madow wax kasta ka filo.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *