Kylian Mbappe ayaa dhimi doono mushaarkiisa si uu ugu biiro kooxda real madrid xaagaagan. Xidigaan ayaa mar horeba u sii gudbiyey PSG in uu ka tagaayo xagaagan ayaa wada hadalo toos la bilaabey Real madrid asagoo aad u daneynaayo ku biiristooda ayaa waxaa warbaahinta ay maanta qorayaan in uu dhimi doono mushaarkiisa waalida ah ee PSG ka dhigtey xagaagi hore si uu u sii joogo kooxda. xidigaan reer france ee ka ciyaara weerarka ayey real madrid aad u soo dhoweysay goaankiisa ah in uu ka tago PSG. Real madrid ayaa rabta in ay ka dhigto cayaaryahanka ugu mushaarka qaalisan dalka spain iyo kooxdaba inkastoo uu ka hooseeyo kii PSG hadana wuxu noqon doonaa mid waali ah marka loo eego cayaaryahanada ka cayaarka La ligaha spain.

By Admin

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *