Kooxda kubada cagta ee PSG ayaa lagu soo waramayaa in dagaal la geli doonto naadiyada Manchester iyo chelsea oo la la xariirinaayey laacibkan labadii sano ee ugu damberysay. Laacibkan 26sano jirka ah ayaa ku biirey Barcelona 2019 kagana soo biirey Ajax wuxuuna u safey 209 cayaar kulamada oo dhan. Waxaad aad u soo baxayey xan aad u badan oo ah in uu bixi doono xagaagi hore ilaa hada oo wali socota waxaan aad loola xiriirinaayey in uu aadi doono Manchester united ama chelsea midkood ayaga wada hadalo kula jirey naadiga Barcelona inkastoo hada loolanka ay soo gashey PSG waxaa la filayaa in summerkaan ay lacag badan suuqa ku soo gali doonaan ka dib bixitaanka Mpape oo ay lacag badan ka sameyn doonaan markii ay iibiyaan.

By Admin

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *