Liverpool oo guul raaxo badan gaartey ka dib markey ku tunteen kooxii Brentford aheyd. Salah oo dib u soo noqoshadiisi muujiyey galabtana dhaliye 2 gool oo ah mid ah 4 gool ay ku badiyeen. Arsenal ayaa badisey oo garaacdey kooxdii Burnley aheyd .Saka ayaa u dhaliyey labo gool oo ka mid ah 5 gool ee waalida aheyd oo ay ku xarqiyeen Burnley. Aston villa ayaa iyada badisay ayaga garaacey Fulham oo 2-1 oga adkaatey tartankii horyaalka oo sii kululaanaya mar marka dambeyso caawana waxaa wada cayaari doono Mancity iyo Chelsea aan aragno ti badiso inkastoo city loogu baahan yahey in u jawaabto Liverpool iyo Arsenal guulahooda ayaa hadana chelsea ayaa rabto in ay boorka iska soo jafto oo ay city garaacdo oo awoodooda banaanka keenaan si kooxaha kala oga baqaan. Totenham ayaa xaalada ku adagtey galabta oo wolves ka adkaan weyday ayagaaba lagu garaacey 2-1 oo ah niyad jab hore oo kooxda soo wajahey oo ku aadan in ay u tartamaan horyaalka. Newcastel oo ayada galabta lagu adkeeyey, 2-2 lagu qabtey Newcastel gurigooda cayaar aad u kululeed oo aan waxba la iskula harin. Newcastel ayaa bareejo xili dambe heshay kana badbaadey in lagu garaaco gurigooda. West ham oo xaalada ku xumeyd isbuuc yadii la soo dhaagey ayaa galabtan loogu sii darey guul daro kale oo xanuun badan. Moyes oo culeyska ku badnaa ayaa galabta rajo ka qabey in uu wax ka bedelo carada taageerayaasha ayaa ku guulaysan waaye waxa ku batey caadiska, marka waxaan sugnaa beri iyo beri dambe wixii goaan ah oo naadiga soo saaro oo ku aadan tababare David moyes. Fulham ayaa ayagana 2-1 looga adkaadey waxaan garaacey kooxda Astonvila oo wadada guusha ku soo noqotey isbuucaan.

By Admin

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *