kooxda kubada cagta ee FC Baidoa ayaa guul muhiim ah oo ay u baahneyd gaartey ayagoo ka badbaadey in ay u dhacaan kaalinta afaraad. waxay aheyd cayaar aad u xiiso gaar ah leh oo labada kooxkoodba ay dar dar iyo dhiig cusub la soo galeen garoonka. Kooxda FC Baysom ayaa si fiican u cayaartey lakin guuldaro kala hoydeen garoonka, cayaarta ayaa ku soo dhamaatey 2-1 oo ay guusha ku raacdey kooxda fc Baidoa oo dadaal dheer u muujisay iyo nasiibka oo garab galey. Hada waxaan idin soo gudbin doonaa sawirada cayaarta wareysiyada kala socon doontaa youtubekeen-waxaan idin soo gudbdin doonaa wareysiyo aan la yeelaney Captanka kooxda FC Baidao iyo masuuliyiinka kale waxaan soo dhigi doona.

footbooltvkanal keena youtube.

By Admin

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *