Xidiga kooxda PSG ayaa sheegay maanta in uu ka tagayo kooxdiisa PSG markii uu xili ciyaareedkaan dhameysto. 25 jirkaan ayaa aad loola xiriirinayey kooxda Real madrid labadii sano ee ugu dambeysay.

Tabaraha kooxda Arsenal ayaa maanta sheegay in Arsenal ay wada xaajoodka la galeyso cayaaryahanka iyo kooxda PSG inkastoo uu sheegayba in xidigaan uu aad u jecelyahay in uu u wareego kooxda Real madrid. Artetea ayaa sheegay hadii ay ku qanciyaan in uu yimaado Arsenal ay wax weyn ku soo kordhin doono weerarka kooxda ee xili cayaareedka dambe. Arteta ayaa ku sii darey hadalkiisa ayaa yiri xidigaan oo kale oo ka tagaayo kooxdiisa waa in ay Arsenal gashaa isku dayga in ay la soo wareegto sida naadi kasto uu sameeyo.

By Admin

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *