Sadex qaab ayaa loo kala saadaaliyey sadex qubaro sports ah ka kala hadley koox waliba qaabka ayey ugu qalanto in ay ayagu ku guuleysato.

Liverpool ayaa awoodeeda weerar aad u sareeyaa ayagoo 4 kulan uu ka maqnaa Salah waxay ku badiyeen 12 isu geyntooda afarta kulan. Taasi ayaa u muujineyso awooda ay leeyihin weerarka hadana uu soo kici rabo Salah marka weerarkoda iyo difaacooda intaba waa fiican yahey waxaa sidaas qorey Garry Nevil.

Manchester city ayaa badisey 11 kulan oo xariir ah tartamada oo dhan oo 6 ka mid premier league waxay taasi na tustay sidey halmar u soo dhaqaajiyeen tareenka, diyaarna ugu yihin in ay hogaanka qabtaa inta ka dhiman Premier league sida ay sameen jireen sanadihii na soo dhaafey. mashiinkoodi khadka dhexe ee weerarkana waa noo noqdey De bruyne walina dhibco ma lumin siduu u soo noqdey. sidaas waa analysegareeyey Jamie Carraghe.

Arsenal ayaa loo tixgeliyaa kuwo aan nasiibku saacidin marka loo fiiriyo xaaladahaan hada la joogo oo kale markii loo eego city iyo liverpool ayaa kaga nasiib fiican balse premier league waxaa badanaaba ku guuleysta naadig ugu difaaca fiican waana yihiin Arsenal sanadkaan difaacoodu waa shub. Weerarkooduna waa mid aan caadi aheyn 16 gool ayey ku dhaliyeen 4tii kulan ee la soo dhaafey. sidanina waa qaba Paul Merson.

By Admin

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *