Ka dib guuldaradii xanuunka badneyd ee ka soo gaartey kooxda Arsenal oo aheyd 6-0 ayaa kicisay dareenka taageerayaasha kooxda West Ham ayagoo ku baaqaya in David moyes la diro. Cadaadis banan ayaa saaran tabobare Moyes inkastoo ay hada joogaan kaalinta 7aad oo la dhihi karo waa meel aad u fiican balse taageerayaasha oo ilaabey mesha laga keenay naadiga sadex sano ka hor ayaa ka dalbanaya wax intaas ka badan.waxey soo gaareen semi final europ leage iyo final europ cup. Iyo 6aad premier league.

By Admin

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *